X

C/rashiid Xasan Mataan oo ku xigeena xisbiga Faysal Waraabe oo ka qayliyay hub SNM kala soo degtay Berbera: cunaqabatayn ayaa ina saran+ARAG

Hargeysa–C/rashiid Xasan Mataan oo kla soo jeeda Awdal ahna ku xigeenka xisbiga Faysal Waraabe ee Ucid ayaa ka qayliyay hub SNM kala soo degtay Berbera oo ay sidaa ku jabisay cunaqabataynti saarneyd dalka. C/rashiid ayaa dalbaday in hubkaas si deg dega looga soo saaro warbixin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.