X

ARAG ruwaayad xiise leh oo reer Xamara oo dood dheer looga galay Xamar

Dulmi aan laga doodin waa ruwaayad Banaadiri oo ay isugu yimaadeen rug cadaaga ugu caansan ruwaayadaha Banaadiriga. Waxa had iyo jeer jirta dooda ah Xamar iyo Xamardaye oo looga jeedo dadka Xamar degan iyo kuwa Xamar kulaala.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.