November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG sadexda xisbi ee maamulka Hargeysa oo kulmey tuurayna mudo kordhintii lacagta lagu cunay: 3 MUUQAAL

Hargeysa–Waxa shir isugu yimi sadexda xisbi ee maamulka Hargeysa oo lagu amrey in ay ka wada hadlaan muddo kordhinta Siilaanyo ee beesha caalamka inta taageersani diideen. Waxay isku raaceen in Sabtida ay ka wada hadlaan mudada ay isku raacayaan taas oo ka dhigeysta tii guurtida mid aan waxba ka jirin oo lacag kaliya lagu cuney.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM