Waxa saakadii hore dad caraysani ay gubeen guriga taliyaha booliiska Boorama kadib laba dhimasho oo ka dhacday garoonka Boorama oo labada eedooda ay lahaayeen ciidamo ku labiska dharka booliiska. Kolonel Cabdi Arawelo ayaan ilaa hadda la hadal saxaafada waxase laga soo xigtey in uu sheegay in aanu isagu waxa ka garanayn askarta dishay dhalinta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
![1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/10/11.png)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay