Warbaahinta Puntland ayaa soo bandhigey sawirka mid ka mid ah dhiigmiiratadii shabaab ee lagu qabtay Dagaalkii Suuj, kaas oo gacanta ugu jira Ciidamada Puntland. Ciidanka Puntland ayaa waxa uu wali howl gal kawaday Deegaanka Suuj, waxana wararku ay sheegayaan inay hadda gacanta ku hayaan 13 Maxaabiis ah.
Dhinaca kale waxa wali duleedka deegaanka Garacad ee Gobalka Mudug, ka soconaya Dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo dhiigmiiradka shabaab oo hadda baxsad ah ee shalay ka baxay Dagaanka Suuj.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay