12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG shacabka reer Gardodadar ee gobolka Awdal oo sheegay xilliga roob ugu dambeysay

Dadka masaakiinta ah ee ku nool deegaanka Garbdadar ayaa ka waramay xilliga roob uigu dambeysay. Dadkan ayaa ku nool nolol aad u adag taas oo RABIGOODA mooyee aan cidkale wax ka qaban karin inkastoo uu jiro maamul sheeganaya in ay ka taliyaan gobolka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM