22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG shir ay qabsadeen labada xisbi ee Ucid iyo Wadani iyo hadalo dad badan ka jeediyeen

Labada xisbi ee Ucid iyo Wadani ee maamulka Hargeysa ayaa shir uga furmey huteel ka mida magaalada ay ku tilmaameen mid talo ka soo baxayso u dana maamulka Hargeysa iyo beesha Siilaanyo oo daawanaysa oo leh way iswareerinayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM