Jabuuti oo ah dal yar oo inta badan ah dhul beeruhu ku yar yihiin ayaa xooga saartey inĀ ka faaiideysato dawladaha jaarka ah oo aan lahayn dekedo waana halka shirkadaha Shiinaha ay ka soo galayaan dib u dhiska wadooyin casri ah iyo wado tareen oo isku xirta Jasbuuti iyo Addis ababa.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay