23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG sida ciidamada Maraykanku u soo furteen maxaabiis u xirnaa dhiigmiiratada Daacish

Ciidamada Maraykanka kuwooda Kamandoosta ayaa soo furtey maxaabiis u xirnaa ururka ISIL ama Daacish. Ciidamadan ayaa si xarago leh u soo fyurtey maxaabiistan oo gaaraya 70 oo hadaan la soo furan dhiigmiiratadu u xasuuqi lahayd si aan hore loo arag.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM