X

ARAG sida Nimcaan Hilaac loogu daatay showgii Muqdisho iyo labada heesood ee Ayaan iyo qabyoobey

Fanaanka Nimcaan Hilaac ayaa si aan hore loo arag loogu daatay Muqdisho iyadoo dadku ay waayeen meel ay kala fariistaan jacaylka ay u qabaan xidigooda. Waxa aad arki kartaan laba heesood iyo sida masraxa goobtu yahay. Labada heesood ee Ayaan iyo Qabyoobay aan idinla wadaagno.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.