X

Waa wax laga naxo dad iyagii isku jawaabaya: siyaasi Maxamed Jaamac oo taabtey Ceelsheekh iyo Siimoodi: ARAG

Siyaasiga Maxamed Jaamac Muuse ayaa taabtey in maamulka Hargeysa aanu ahayn mid khuseeya reer Awdal oo aad ka garanayso cida hogaamisa xisbiyada maamulkaasi. Wuxuu ka naxay odayadii iyo waxgaradkii Awdal oo iyagii lagu leeyahay u jawaab. Wuxuu kaloo taabtey arin foolxun oo ka dhacdey Ceelsheekh iyo macdanta Siimoodi oo dadka looga tagayo sunta.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.