X

ARAG Siilaanyo oo Hargeysa ku soo noqdey iyo sidii caadiga ahayd oo la diidey in wax la waydiiyo

Hargeysa–Siilaanyo ayaa ku soo noqdey Hargeysa isagoo ka soo laabtey safar guuldaro ku soo dhamaaday iyo Imaaraadka oo u sheegay in ay qaban karaan oo kaliya waxa dawlada dhexe ogoshay ayna ogtahay. Waxa sidii caadiga ahayd la diidey in suaalo la waydiiyo maadaama aanu ka jawaabi karayn kana warqabin waxa socda waxa loo sheego mooyee.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.