Axmed Siilaanyo ayaa xilligii uu kursiga ka tuurayay Daahir Rayaale cadeeyay in meel aan la ictiraafsanayn macdan laga soo saari Karin oo uu jiro sharci caalami ah. Wuxuuna ku sheegay shirkado berigaa macdan iyo batrool baadhayay kuwo sunta nukliyeerka ku shubaya dhulka.
Wuxuu yiri war miyaa aragteen cid wax idiin soo saarta. Waxaad iswaydiin kartaa macdanta buuraha Siimoodi ee maamulkiisu jaqayo iyo beenta uu u sheegay dadka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay