November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG siyaasi ka xanaaqay warqadii Siilaanyo ka dhex akhriyay golaha kuna taageeray Sucuudiga: xageen ku jirnaa

Siyaasi C/raxmaan Cadami ayaa naqdiyay warqadii Siilaanyo ka dhex akhriyay golaha maamulkiisa ee uu ku taageeray Sucuudiga kana soo horjeesaday IRAN. Siyaasi Cadami ayaa yiri inagu ma nihin jaamacad carbeed in aan ku dhexmilano cadaawada urur diimeed ee Sucuudigu u qabo IRAN waa qalad. Wuxu is waydiiyay xaga maamulku ku jiro.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS