18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Arag warbixin ku saabsan ganacsiga oo Araabinews markii ugu horeysay ka diyaarisay caasimada Awdal

13927_796162060442430_3910444855185974046_n[3]Boorama waa magaalooyinka ugu xadaarada weyn isla markaana waa hooyada aqoonta Somalida. Hadaba warbixin ku saabsan ganacsiga magaalada siiba taksiilayaasha noocyada badan ayaa wariyaha Araabinews la dhex qaaday maykarafoonka dadka iyagu ka shaqaysta.

Warbixintii iyo habayntii C/rashiid Cabi Jamac (Rashka)

ARAABINEWS