Xaflad lagu maamuusayay maamul la magic baxay Bakool Sare oo ka go’ay maamulka Koofur Galbeed ee Somaliya ayaa ka dhacday Minnseota. Xafladan oo si weyn loo soo agaasimay ayaa muujinaysa sida federaalku u dhicisoobey. Maamulkan oo beesha Daarood sheeganayaan ayaa waxa ku Jira sadex degmo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay