November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG xisbiga midnimada ee USP ee gobolada Awdal, Khaatumo iyo Maakhir oo suaalo laga waydiiyay qorshahooda

Waxa magaalada Muqdisho waraysi loogu qabtey madaxweyneyaasha Khaatumo, Awdal iyo wasiir qorsheel oo isagu matala Maakhir State. Waxa laga waydiiyay ururka ay boodhka dib uga jafeen ee xisbiga midnimada oo hore ay ugu bahoobeen, waxayna ka warameen sida ururku u shaqayn doono.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM