12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAG Yoonis Cali Nuur, Siciid Cali Muuse, iyo C/salaam Hereri oo ka hadlay geerida Axmed Xasan Cawke

Wariyeyaal caana oo uu la soo shaqeeyay Axmed Xasan Cawke ayaa ka hadlay mudadii ay la joogeen iyo waxay ku yaqaaneen. Axmed Xasan Cawke ayaa saxaafada Somalida iyo Somalidu aad u tabtey waxana codkiisa lagu yaqaaney laguna xasuustaa deganaansho iyo kala dambeyn iyo Somali isjecel.

Maxmed Yuusuf

ARAABINEWS.COM