X

Arday gaadheysa 600 oo Boorama u fadhiisatey 150 jago oo banaan

Waxa magaalada u fadhiistey imtixaan lagu helayo jagooyin banana oo gaaraya 150 ardey gaaraysa 600 oo ardey. Jagooynkan ayaa ah kuwa Muuse Biixi ugu yeeray shaqada qaranka oo uu ka soo koobigareeyay marxuun Siyaad Barre.


Muuse Biixi ayaa cay ula taagan marxuunka intii uu dhisay weli Somalidu anfacaadsato. Ardeyda u fadhiisatey ayaa isugu jira wiil iyo gabdho. Gabdhaha ayaa tiradooda lagu sheegay 385 halka wiilashuna yihiin inta kale.


Mashruucan uu lahaa hawshiisa marxuun Siyaad Barre ayaa ardeyda qaarkood leeyihiin waxa loo maamuley si qabyaaladeysan maadaama aan la arkeyn xilliga la saxayo imtixaanka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.