X

Arday ka qalanjabisey kuliyada caafimaadka guud ee Camuud ayaa loo sameeyay xaflad iyo masuuliyiin hadashay

Arday aad u farabadan oo ka qalanjabisey kuliyada caafimaadka guud ee Jaamacada Camuud ayaa lo sameeyay xaflad qalanjabin looguna qabtey huteelka Haldoore ee magaalada Boorama. Waxa goobta ka Hadley masuuliyiinta caafimaadka ee gobolka oo ay ku soo dhex dhuunteen siyaasiyiin u hadli waayay dadkooda baahan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.