X

Urur cusub oo ay ku dhawaaqeen dhalinyarta beesha dhexe iyo ujeedada ururkan oo ay ka hadleen

Kadib markii lagu kala jabay urur hore ay u samaysteen dhalinta beesha dhexe oo hadda hogaanka uu u qabtey nin ka soo jeeda gobolka AWdal ayaa dhalinta beesha cdhex bilaabaan in ay samaystaan urur cusub oo ay mishaharo ku qaateen kuna dhawaaqeen urur kale oo loogu magacdaray ”ururka dhalinyarada Somaliland”.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.