X

Ardeyda dugsiga sare ee ARAABI oo ka qaybgalay balaadhinta dugsigooda: SAWIRO

Ardeyda dugsiga sare ee ARAABI ayaa ka qaybgalay balaadhinta dugsigooda. Dugsigan oo ay hore u dhiseen qurbajoogta ka soo jeeda deegaankan ee ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa baryahanba dib u balaadhin ka socotey.

Ardeyda oo raxan raxan u socda ayaa wiilal iyo gabdho midba dhinacooda ka galay hawsha si loo dedejiyo aasaaska qaybta cusub ee lagu darayo.



Qaybtan cusub ee hadda lagu darayo ayaa ka koobnaan doonta qaybta buugaagta, xafiiska iyo fasalada 1o iyo 11 taas oo ka dhigi doonta dugsi dhamaystiran.



Sawiradii Maxamed Cabdi Buur

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.