X

Bahda ARAABINEWS oo hambalyo u diraya Khaalisa Cabdi Aadan iyo Maxamed Cali Cusmaan

Bahda ARAABINEWS ayaa hambalyo u diraya Khaalisa Cabdi Aadan Yaabe iyo Maxamed Cali Cusmaan oo arooskoodu ka dhacaycasimada ismaamulka Somalida ee Jigjiga.

Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara oo ubad kheyr qaba RABI kala siiyo. Waxaan u ciyaaraynaa hees ku haboon munaasabadaha noocan oo kale ah.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=S09SRhZsD5Q[/embedyt]

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.