X

Argagixis dhaawac ahaan lagu qabtey oo xukun ku dhacay

Maxkamada ciidanka qalabka sida ayaa xukun ku ridey argagixis la qabtey isagoo dhaawaca. Dhiigmiiradkan lugta looga jaray Muqdisho markii waxba looga qaban waayay gudaha dalka ayaa u qaabilsanaa argagixisada dhinaca weerar fulinta ama xasuuqa shacabka.


Dhiigmiiradkan lagu magacaabo C/raxmaan Cumar Daawle ayaa maxkamadu luqsiisay xukun ku baboon dambigiisa oo ah xabsi daa’im. Waxase loo ogolaadey laguna sharfay inuu ka qaato racfaan.


Argagixiskan ayaa lagu soo qabtey dagaal uu la galay ciidanka qalabka sida deegaano hoostaga shabeelaha hoose halkaas oo lagu dhaawacay. Dadka badankiisa ayaa qaba in aan la siin mudnaan aanu lahayn oo hore llaga dilo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.