11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada Daacish oo ka carartey garoonka Moosul maalintii afraad weerarka Moosul

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka argagixisada looga xoreynayo magaalada xadaarada lahayd ee Moosul ayaa meel wanaagsan maraya waxana argagixisadu ka carartey garoonka Moosul.



Argagixisada Daacish ayaa laga waayay goobaha dagaalka waxana loogu tagaa kaliya daaraha dhaadheer ee Moosul oo ahayd magaalo xadaarad leh inta ay sunta argagixisadu soo galin.



Ciidanka Ciraaq ayaa isku diyaarinaya in ay galbeedka magaalada la wareegaan usbuucan oo uu kala xiro wabiga Tigriis.

Argagixisada ayaa wadamada Ciraaq iyo Siiriya xukunta hal magaalo oo weyn oo ku taal Siiriya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS