Argagixisada Daacish ayaa sheegatay nin isku qarxiyay Boosaaso. Nin watey gaari gacan ayaa isku qarxiyay afaafka hore ee saldhiga bartamaha Boosaaso waxa qaraxaasi ku dhintey isaga kaliya.
Qaraxa ayaa ka dhacay goob lagu iibiyo qaadka oo xilliigaasi ay ku suganaayeen dad badan oo shacab ah. Booliiska ayaa sheegay in ay jiraan dhaawac fudud.
Weerarkani ayaa noqonayo kii 4 aad ee ka dhaca deegaanada Maamulka Puntland oo ay Daacish sheegato in ay ka dambeysay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay