November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Argagixisada Daacish oo xasuuqii ugu xumaa ka gaysatey Baqdaad waase imisa xasuuqu

Wararkii ugu dambeeyay xasuuq aad u xun oo argagixisada Daacish ka gaysatey Ciraaq magaalada Baqdaad ayaa dhimashadu sii maraysaa 125 qof halka dhaawacuna uu tiro dhaafasy.

Argagixisada ayaa goob laga adeegto dhex dhigtey bambaano aad u weyn kaas oo galaaftey nolosha dad muslimiina oo soomanaa laakiin xagooda ay dhiigooda banaysteen.

Argagixisada oo uu maalgeliyo Sucuudiga ayaa weerar ku haya dadka Shiicada ah inkastoo goobtani ahayd suuq dadkoo dhan ka adeegtaan, Argagixisada ayaa caan ku ah in ay weerar ku qaadaan goob kasta oo dadku ku badan yihiin si ay u dilaan dad aad u farabadan.

_90272937_mediaitem90272936[2] _90273054_mediaitem90273053[1] _90273113_mediaitem90273112[1] _90273120_mediaitem90273119[1] _90273129_mediaitem90273128[1] _90273166_mediaitem90273147[1] _90274532_gettyimages-544378138[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS