November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Argagixisada Daacish (IS) oo xasuuq ba,an ka gaysatay masaajida Alle caasimada Yaman iyo 130 dhimatay+SAWIRO

Sanca–Argagixisada daacish ayaa xasuuq ba,nan ka gaytsatay laba masjid oo ku yaala duleedka caasimada Sanca waxayna halkaas ku xasuuqeen in ka badan 130 dadkii u soo cibaado tagey. Argagixisooyinka caalamka ayaan melena xaaraan ka ahayn in ay dadka ku xasuuqaan.

_81809346_026417657[1] _81809350_026412128[1] _81809418_026411344[1]

Rashiid Ceelanyo

ARAABINEWS