X

Argagixisada kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab ma ixtiraami waayeen kitaabka Alle (daawo)

Shalay ayay ahayd markii kooxda Wahaabiyada argagixisada ee gaalaysa Muslimiinta kadibna xalaashata dhiigooda ay galeen masjid ku yaala Muqdisho.

Dhiigmiiratadan Wahaabiyada oo aan tukan oo kaliya masjidka u galay inay fuliyaan dilka ruux waayeela oo biri mageyda oo sooman oo akhrisanaaya kitaabkii Alle.


Wahaabiyadan kooxda gaalaynta ayaa galay sadex dembi oo weyn halmar waa marka hore waxay galeen masjidkii ALLE si dhiig u daadiyaan, waxay dileen qof waayeela oo birima geuda dhinaca diinteena suuban, waa ta sadexaade waxay kitaabkii Alle ku jarjareen rasaas.

Waxa hoogey kuwa ay ku adeegtaan oo intooda badan ah dhalinyaro aan xataa aqoon sida kaadida layskaga dhaqo, tukasho salad iskaba dhaafe.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.