X

Waan ogaadey cida ka dambeysay dilkii qorshaysnaa: musharax C/rashiid Xidig

Musharaxa madaxrtinimada maamulka Jubba C/rashiid Xidig oo ka badbaadey miino loogu aasay gurigiisa xaggiisa dambe ayaa shaaca ka qaaday inuu ogyahay cida ka dambeysa falkaasi noloshiisa lagu galaafan lahaa.


Waxaa jira walaac badan oo musharixiinta Jubbaland ay ka qabaan dhanka amaanka iyo hanaanka madaxweynaha jubbalan u qorsheynayo inay u dhacdo xulashada baarlamaanka iyo doorashada madaxweynaha.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.