09/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada oo barakacayaal ka argagixisay

Argagixisada ayaa barakacayaal ka argagixisay saakadii hore magaalada Muqdisho kadib markii ay is yiraahaan raadsada wax aad cuntaan.

Argagixisada ayay caado u tahay in Muslimiinta dhiigooda daadiyaan kadibna maydkaasi sidey doonaan ka yeelaan taas oo ah wax diinta iyo dadka Muslimiinta lagu aqoon.

Argagixisada ayaa banaanka soo dhigtey nin ay dileen maydkiisa xaafada Tabeelaha Sheekh Ibraahim. NInkan ayay ku jarjareen rasaas laguna arkey oogada iyo weliba midiyo lagu jarjarey.

Dadka deegaankaas oo u badan barakacayaal ayaa ka argagaxay Meydka Odayga Da’ah ee halkaas lagu arkay. Argagixisada ayaan sheegen dadka halhalka ay u dilaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS