Argagixisasa shabaab ayaa dagaal cusub ku bilowdey shacabka kadib markii ay gubtey gaari dhuxul u sidey Muqdisho. Inkaatoo dhuxusha ay ka dhoofin jireen Kismaayo intaan laga xoreyn, waxay aad u xun yihiin nolosha dadka. Gaarifan ayaa u rarnaa dad shacaba. Dhuxusha ayaa laga keenay gobolada Bay iyo Bakool.
"Waa yaab argagixiso dhuxul iibsan jirtey inay haddda dadka cunaha qabato ayuu yiri Xasan Gacalow oo Muqdisho jooga.
Waxay hilaabeen dagaal cusub oo dhaqaaleed ayagoo hore cunaqabatayn u saray ganacsatada keena raashinna msgaalada Muqdisho. Gaarigan ayay ku gubeen goob u dhow Balcad.
C/llaahi Warmoofe
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay