X

Argagixisada oo bilowdey la dagaalanka shidaalka dadku shito

Argagixisasa shabaab ayaa dagaal cusub ku bilowdey shacabka kadib markii ay gubtey gaari dhuxul u sidey Muqdisho. Inkaatoo dhuxusha ay ka dhoofin jireen Kismaayo intaan laga xoreyn, waxay aad u xun yihiin nolosha dadka. Gaarifan ayaa u rarnaa dad shacaba. Dhuxusha ayaa laga keenay gobolada Bay iyo Bakool.


"Waa yaab argagixiso dhuxul iibsan jirtey inay haddda dadka cunaha qabato ayuu yiri Xasan Gacalow oo Muqdisho jooga.

Waxay  hilaabeen dagaal cusub oo dhaqaaleed ayagoo hore cunaqabatayn u saray ganacsatada keena raashinna msgaalada Muqdisho. Gaarigan ayay ku gubeen goob u dhow Balcad.

C/llaahi Warmoofe

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.