15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada oo jabkii ugu xumaa ku gaaray deegaanka Daynuunay

Ciidanka xooga dalka ee gobolka Bay ayaa khasaarihii ugu badnaa soo gaarsiiyay argagixisada kadib dagaal kooban oo ay uga dileen dhiigmiirato gaaraysa 60 deegaanka Daynuunay ee gobolka Bay. Maaha markii ugu horeysay oo dhiigmiiratada la gaarsiiyo khasaare intaas leeg.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS