X

Argagixisada oo ka cararay deegaanka Bacaadweyne

Ciidanka xooga dalka ayaa saakadii hore ku baxay deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug halkaas oo argagixisadu ku sugnayd maalmihii u dambeeyay. Kadib markay ka warheleen ciidanka ayay ooda jabiyeen ayuu yiri goob jooge ku ool Bacaadweyne.


Dadka deegaanka Bacaadweyne ayaa ku noolaa gumeysi caadiya intii argagixisadu joogtey. Hawlgalka lagu qaaday degmaada ayaanay cidi ku dhiman.


”Ma jirin wax iska hor imaad ah oo buuran waayo markay arkeen ciidanka ayaa qaarkood maradii afka ugu xirneyd iska fureen oo ka mid noqdeen dadka caadiga ah ayuu yiri Cabdi Xirsi.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.