X

Daawo doon sida tahriibeyaal oo markab Liibiyaana si ula kaca u jiidhi gaaray

Qareenada Talyaaniga ayaa baadhaya doon sidey tahriibayaal oo markab Liibiyaana rasaas ku furey dhowr marna hormaray kuna dhawaaday mararka qaar inuu rogo. Waxa muuqaalkan duubey urur Jarmala oo tahriibeyaasha badbaadisa.


Ururkan oo ka duubay muuqaalkan diyaarad ay leeyihiin ayaa waxaad arkaysaa markabka Liibiyaanka oo marna rasaas furaya marna ku horjaraya. Waxay leeyihiin waxa adkaanaysa sida maxkamad loo soo taago waayo lama heli karo magacyada.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.