X

Argagixisada oo laga qabtey fanaan u shaqayn jirey lacagna u keeni jirey

Hay’adda nabadsugidda ayaa soo bandhigtey fanaan ka tirsanaa argagixisada dhiigmiiratada shabaab oo u keeni jirey lacag. Ninkan ummada laga qabtey ayaa sheegtay inuu ka tirsanaa kooxda fanaaniinta gobolka Banaadir oo sidaa loo aqoon.


Dhawaan ayay ahayd markii argagixis Macalin ahaa oo xasuuqay ummad dhan uu qarxiyay waxkasta oo ay ummada ku dhexgeli karaan si ay u xasuuqaan.


Hay’adda nabadsugidda ayaa ku guulaysatey inay gacanta ku dhigaan ninkan lagu magacaabo Abshir Gaarane Axmed, lamana garan karo inta qof ee uu xasuuqay. Wuxuu qirtey inuu maaliyada u qaabilsanaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.