Gaadhi ay saarnaayeen dad shacaba ayaa miino kula kacday deegaano ku yaal gobolka Mudug gaar ahaan inta u dhaxaysa Bacaadweyne iyo Qeycad. Qaraxan ayaa waxa la sheegay inay ku dhinteen laba qof.
Deegaanadan ayaa waxa ku dhuumanaya argagixisada oo dhawaan xoog looga saaray. Ciidanka xooga ee hadda tababaran ayaa awood u leh inay eryadaan argagixisada.
Gaariga ay miinadu la kacday ayaa ahaa nooca caasiga la oran jirey ee looga adeegsan jirey bas ahaan. Maaha markii ugu horeysay ee dhiigmiiratadu ay daadiso dhiigeena.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay