Argagixisadu ayaa nin taraawiixda ka soo baxay ku xasuuqdey Muqdisho. Ninkan argagixisadu xasuuqdey ayaa lagu magacaabi jiray Xasan Cali Ibraahim (Gaadaay) kaas oo ay ka toogteen qaarka sare ee jierkiisa kadibna ka cararay goobta.
Ninka la dilay ayaa kamid ahaa ergadii wax ka soo dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka ka soo gashay Deegaanada Koofur Galbeed, si gaar ah waxa uu usoo doortay Gudoomiyaha Guddiga xeer hoosaadka Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye.
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa waqti dambe gaaray halkaasi, waxayna qaadeen meydka marxuumka.
Inta la ogyahay ku dhawaaqd 60 qof ayaa argagixisadu si qorsheysan u dishey ayagoo weliba si xayaysiina u soo dhigey baraha bulshada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay