Argagixisada gaalaynta Muslimiinta ayaa qarax ku xasuuqdey xildhibaan iyo dirawalkiisa magaalada Muqdisho gaar ahaan meel aan ka fogeyn beerta nabada oo ka mida meelaha dadku ku nastaan.
Gaariga xildhibaan Cabdiwelli Maxamed Ibrahim oo ka mida kuwa Hirshabeele ayaa miino loogu xirtey markuu fuuleyna waa lagu qarxiyay lama garan karo in dirawalku la ogaa kuwa ku xirey.
Waxa dhinaca kale uu dhaawac soo gaaray dad iyagu goobta ka og dhawaa. Kooxda gaalaynta Muslimiinta ayay cado u tahay inay xasuuqaan Muslimiinta.
Hirshabeele ayaa ka fog Muqdisho waxase loo diley magaca xildibaan ee uu wato. Kooxda Gaaleynta ayaa markiiba sheegatey kuna faraxdey xasuuqa xildhibaanka iyo dirawalkiisa.
Sawirka hoose waa xildhibaanka shahiidey
Sawiradan kale waa sidii loo xasuuqey
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay