X

Argagixisada oo sheegatay dilka gudoomiye hore: SAWIRO

Dhiigmiiratada Shabaab ayaa sheegatay dilka gudoomiyihii hore ee Gaalkacayo qaybta Butlaan. Gudoomiyaha ayaa hore u sheegay in argagixisadu dhiigiisa xalaashatey oo ay ku soo maqan yihiin loona sheegay inuu taxadaro.


Dhiigmiiratada ayaa maalin kasta si shirqoola ku disha muslimiinta caalamka gaar ahaan Somalida. Duhurnimadii maanta ayaa is-halige ay soo direen argagixisadu uu isku qarxiyay xarunta Gaalkacayo.


Gudoomiye Axmed Muuse Nuur ayaan wax xilla haynin waxana dhaawac iyo qasaare kale soo gaaray dad iyagu adeeg u yimi xarunta dawlada hoose ee musuqa badan. Waxa dhaawaca loola cararay isbitaalka magaalada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.