X

Shirkada difaaca Turkiga oo soo saartey aalad shirarka lagu qabto

Shirkad Turkiga u qaabilsan wax soo saarka difaaca ayaa sheegtay inay soo saartey aalad lagu geli karo shirarka internet-ka oo la mida kuwa hadda la isticmaalo laakiin sorta qaranku joogi doonto dalka gudihiisa. Kadib cudurka Kooro ayaa waxa caadi noqotey in shirarka lagu qabto aalado intooda badan ay leeyihiin Maraykanka.


Waxa sidaas halis ku galaya sirta qaranka waayo wixii shirkaas looga hadley waxa duubtey halka mida Turkiga samaystey ay isticmaalayso khadka isgaarsiinta dalka iyo midka saatalaytka.


Sidii cudurka Kooro u Kala xirey aduunka waxa dalalka waaweyn samaysteen nidaam shirar caalami ah u qabaan lahaayeen. Somaliya oo aan awoodin aalado noocana ayaa shirarkooda Ku qabsada aalado kale ayagoo garanayn halka lagu keydinayo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.