November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Deg deg: Argagixisada oo weerartay huteel Ambassador iyo wararka la helayo

Wararka hadda na soo gaaray ayaa sheegay in Qarax xoogan oo u muuqda Ismiidaamin uu goordhow ka dhacay huteel ambassador iyadoo faahfaahin badan aan wali laga hayn.

Wararka ayaa sheegaya in Hoteel ku yaalla Wada Maka Al Mukarama la weeraray waxana lamaqlayaa rasaas xoogan oo laba dhinac ah inkastoo warka uu si daa ka duwanaan karo.

Ciidamada ayaa si foojigan u hareereeyay Hoteelka iyadoo loo maleynayo in gudha Hoteelka ay ku jiraan Rag ka tirsan Shabaab kuwaas oo xabado ka soo riday Qeybha Sare ee Hoteelka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS