November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Argagixisada oo xasuuq ka gaystey Ceelbuur oo Itoobiyaanku u baneeyeen

Argagixisada dhiigeena xalaashatey ee shabaab ayaa xasuuq ka gaystey Ceelbuur oo ka tirsan Galguduud halkaas Itoobiyaanku u baneeyeen. Ceelbuur ayaa argagixisada laga xoreeyay waxase daraad ka baxay ciidanka Itoobiya.

Sidii uu xukunka u qabsadey madaxweye Farmaajo waxa walwal uu soo fuuley wadamada jaarka ah oo dadka siyaasada indha indheeyaa ay sheegeen in ay isku dayayaan in ay mijo xaabiyaanka xukunkiisa.



Somaliya ayaa mashruuca waxana gelisay isla Somalida lafteeda. Wararka Ceelbuur ka imanayaa sheegaya in argagixisadu halkaas ku toogatey sadex ruux halka odayaalna lagu eedeeyay in ay la jireen dawlada.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS