Baay–Argagixisada shabaab ee jooga gobolka Baay ayaa iyagoo afka duuban dadka tusey diyaarad ah kuwa aan iswadin oo ay leeyihiin ciidamada Somaliya iyo Amisom kuna caawiyay Maraykanku. Diyaaradan oo tayadeedu aad u xuntahay ayaan la garanayn sababaha ay u soo dhacday. Ciidamada Somaliya iyo kuwa Amisom ayaa hadda si caadiya u isticmaala diyaaradaha aan is wadin. Diyaaradan ayaa ah nooca basaaska ee aan hubku saarneyn.
War la hubo iyo Madadaalo
![Drone-Bur-bur2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/Drone-Bur-bur21-300x225.jpg)
![Drone-Bur-bur3[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/Drone-Bur-bur31-300x225.jpg)
![Drone-Bur-bur4[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/Drone-Bur-bur41-300x225.jpg)
![Drone-Bur-bur5[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/Drone-Bur-bur51-300x225.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay