November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Argagixisada shabaab oo loo bixiyay magac cusub iyo nin Maraykan raadinayay oo la qabtey+MUUQAAL

WP_20150302_002Muqdisho–Hay’ada sirdoonka Somalida ayaa magacii ka bedeshay kooxda argagixisada shabaab ee gaaleeya musimiinta kadibna dhiigooda xalaashada. Magaca cusub ee hay’adu u bixisay ee UGUS oo loo soo gaabiyo ”ururka gumaadka ummadka Somaliyeed” magacan ayaan ahayn magac adag ama muunad leh oo si adag u cabiraya hawsha ay qabato argagixisadu.

Hay`adda ayaa sheegtay in magacaan uu noqonayo kan rasmiga ah ee ay dowladda Soomaaliya u taqaano Al-Shabaab.

Waxa ay sheegeen in UGUS ay tahay urur aan oggolayn qaranimadda Soomaaliya, islamarkaana ku shaqeeya afkaar shisheeye oo aan shareecadda Islaamka iyo dhaqanka soomaalida waafaqsanayn.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS