Qarax Dhimasho iyo Dhaawac Sababay ayaa goor dhaw ka dhacay Suuq xoolaha lagu iibiyo oo ku yaalla degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose.
Qaraxa oo ahaa Bam Gacmeed ayaa waxaa lagu tuuray Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo Suuqa Xoolaha ee Degmadaasi ka qaadayay Lacag Canshuur ah sida ay sheegeen Goobjoogeyaal.
Saddex Qof ayaa ku dhintay Qaraxa,waxaana ku dhaawacmay ilaa Afar kale.
Dadka dhintaya ayaa labo kamid ah lagu sheegay ciidamadii Qaraxa lagu tuuray, halka Qofka kale uu yahay Qof Shacab ah, iyadoo Dadka dhaawacmayna ay isugu jiraan Shacab iyo Ciidan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay