November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Argagixisada shabaab oo soo bandhigtey ergo odayaala oo ay afduubteen

Argagixisada shabaab ayaa deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan ku soo bandhigtey odayaal soo xuley barlamaanada Hirshabeele iyo Koofur galbeed oo ay dilal ugu hanjabeen kadibna yimi goob ay Ka taliyaan. Odayaasha iyo haween ku jirey oo argagax Ka muuqdo ayay soo sawireen.



Dadka badankiisa ayaa qaba in odayaasha helin daryeelka iyo ilaalada ay uga baahan yihiin dawlada. Inkastoo dawladu joogin baadiyaha argagixisada joogto.

Waxana kuu cad in argagixisada xildhibaano ku leeyihiin barlamaanka Muqdisho iyo weliba kuwa gobolada aan Ka ahayn Butlaan.



Maaha markii ugu horeysay ee argagixisadu ku faanto inay leeyihiin xildhibaanada badankooda ayagana u shaqeeyaan, taas oo Somalida badankeeda ogtahay adkeysayna guusha laga gaari lahaa dhiigmiiratada Wahaabiyada ee gaalaysay muslimiinta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS