11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada shabaab waa fuley: wakiilka Amisom

Wakiilka Amisom ee Somaliya ayaa sheegay in argagixisada shabaab ay yihiin fuley. Hadalkan auaa lu soo beegmaya ayadoo haba yaraatee ayna jirin weerar toosa oo argagixidadu la gadhau ciidamada Afrikaanka ah ee jooga Koofurta Somaliya.



“Argagixisadu waa fuley waayo kuma dhacaan inay toos noo weeraraan oo dagaal nala galaan, waxayse yaqaanaan inay gaadmo, isqarxin iyo miino aasid ay ku dhameeyeen Somalida Muslimka ah ee haysata diinta saxda ah.



Amisom qudheeda ayaa lagu eedeeyay inay askarta Somalida dabada ka galaan. Ma jirto in muddo ah wax dagaala oo Amisom ku qaaday argagixisada oo welli ku sugan meelo badan oo ah baadiyaha gobolada Koofurta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS