30/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada Sucuudigu taageero oo 77 ku xasuuqay tuulo u dhow Baqdaad: SAWIRO

Argagixuisada Daacish ee Sucuudiga ay isku caaqiidada yihiin ayaa 77 Muslimiina ku xasuuqay Baqdaad. Dadka argagixisadu xasuuqdey ayaa ku jirey maqaaxi iyo goob shidaala. Dadkan Shiicada ah ayaa ku socday magaalada Hilla oo asxaabuhu ku aasan yihiin.

Dadka ayaa ka buuxay afar bas oo u socdey magaalada Shomali oo u dhow Hilla oo ay ku aasan yihiin asxaabihii. Argagixisada Daacish ayaa xilligii ay xukumayaan dhulka Sunigu dego ay soo faqeen asxaabo ku aasnaa Ciraaq.

Maaha markii ugu horeysay oo argagixisada Sucuudigu taageeraa ay xalaalaystaan dhiiga muslimiinta, waxayna hore u xasuuqeen boqolaal aan waxba galabsan oo diinta ay ka saareen.

_92646069_mediaitem92646066[1]

_92646481_8f9067be-fec8-47d9-ba59-e918cce06d57[1]

_92641971_mediaitem92641968[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS